Siirada Nabiga (scw) Film Karoont Al-soomaali
Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $18.00
SIIRADII NABI MUXAMED SCW - AFSOOMAALI
Waa filimi kartoon ah oo si faahfaahsan uga sheekaynaya qisadii Nabi Muxamed Calayhi salaam waxaan afsoomaali ku turjumay iftiin media filimkaani waa filim aad u xiisa badan kana ay faaiideysan karaan dhalaanka iyo waayeelkuba
wuxuu ku duuban yahay 1 DVD