Ayaan Daran
2024
Halka laga iibsan karo
Ku saabsan Buuggan
Författare Cabdullahi Sh .XusseenISBN 97-91-985676-7-0Sheekada Ayaandaran waa qiso dhab ah oo aad u xiiso badan ,qojkii akhrinteeda bilaabana wuxuu ku khasban yahay in uu dhameeysto.
Ma jiro qof qaangaar ahaa xilligii sheekadaani soo baxday siddetameeyadii oo aan akhrisan .Sheekada intii aan laga dhigin buug waxaay iyadoo taxane ah kusoo bixi jirtay wargayskii maalinlaha ahaa ee Xiddigta Oktoobar oo cadadkiisii lagu kordhiyey 16000 oo wargays maalintiiba si dadka sheekada Ayaandaran xiisaynaya aay akhriskeeda uga bogtaan .
Dad badan oo dhalinyaro ah oo maqlay sheekada ayaandaarn baa codsaday in dib loo soo daabaco ,waxaana xilkaas qaaday Shirkadda Shabelle Book Shop iyo agaasimaheeda Ahmed Nuuroo xarunteedu tahay magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden.
Qoraha ayaandaran wuxuu ku noolyahay magaaladaGothenburg ee dalka sweden wuxuu dalka Soomaaliya kasoo
Buugaagta La midka ah
Magac iyo Muuqaal
Ifraah Ciyow
Magac iyo Muuqaal
Ifraah Ciyow
2024
Halka laga helo
Xoolaheena
Cabdixakiim Faarax Ceeri
2026
Halka laga helo
Xulka maansooyinka Soomaaliyeed
Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"
2024
Halka laga helo
Xusuusqorkii maalmihii noloshayda
Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"
2024
Halka laga helo
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.