Coach Media & Political Terms
Halka laga iibsan karo
About this Book
Buuggan Coach: Media & Political Terms waa qaamuus uu qoraagu ku ururiyay erayada saxaafadda iyo siyaasadda ee sida joogtada ah loo adeegsado; erayadan oo ku qoran Af Ingiriisi iyo Af Soomaali. Waa buug faa’ido u leh cid walba oo xiisaysa/barata ama ku shaqaysa xirfadda saxaafadda iyo siyaasadda gaar ahaan wariyayaasha Soomaalida.
Related Books
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.