Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax “Bacadle” 1946–2010
W.Q. Dr Maxamed Xuseen Macallin
2025
Luuqadda:
somali
Daabacaaha:
LoohPress LTD
Bogagga:
338
Ku saabsan Buuggan
Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax "Bacadle" kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.