Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha: (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)
W.Q. Dr Maxamed Xuseen Macallin
2023
Luuqadda:
somali
Daabacaaha:
LoohPress LTD
Bogagga:
268
Ku saabsan Buuggan
Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.