Cover of Jasiiradda ninkii dhintay

Jasiiradda ninkii dhintay

W.Q. Cabdilaahi Baabal

Halka laga iibsan karo

About this Book

Sheekadan [Jasiiradda Ninkii Dhintay] waxaa qoray John Escott, oo ahaa ganacsade kahor intii uusan noqon qoraa. Waxa ay ka warrameysaa sheekadani gabar Koral la dheho oo aad u dhiifoonayd, wanaagsanahayd, naxariis badnayd balse wax walba oo nolosheeda kamid ahi ay is beddeleenn, kaddib markii aabaheed shil diyaaradeed ku geeriyooday. Koral waxa ay baraneysaa isticmaalka daroogada iyo la jaalka saaxiibbo xun xun. Nasiib wanaag se, maalmo qurxoon ayey dib ka dheefsanaysaa

Related Books

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy