Ku saabsan Buuggan
"Laba-eef" waa sheekofaneed ka warramaysa sida uu burburkii waddanka ka dhacay uu qof walba u taabtay. Qiso-faneeddani waxay sawir ballaaran ka bixinaysaa dagaalladii sokeeye ee horraantii sagaashannada dalkeenna ka qarxay, qaran-burburkii dhacay, sokeeye-dirirkii xigay ee Soomaali kala irdheeyay, hooggi iyo halaaggi ka dhashay, dagaaggii baday inay afarta garjaho dunida ku qaxootiyowdo. Maatideedu qubaneyaal ahaato. Aafooyinki silsillada ahaa...eelkii laga dhaxlay...Il
Buugaagta La midka ah
The life cycle of a Somali nomadic boy
Jawahir Abdulla Farah
2009
Halka laga helo
The life cycle of a Somali nomadic girl
Jawahir Abdulla Farah
2009
Halka laga helo
The Somali Hunting Rhyme: were you starved last night?
Jawahir Abdulla Farah
2009
Halka laga helo
Toogashadii maroodiga
Abshir Umal
Halka laga helo
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.