Cover of MAANA-FAAY

MAANA-FAAY

W.Q. Maxamed Daahir Faarax

2024

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Luuqadda: somali
ISBN: 9-781912-411122

Ku saabsan Buuggan

MAXAMED DAAHIR AFRAX waa aqoonyahan London University bo qaatay darajada PhD: bhabiir caalami ah: qoraa ay aad u yaqaaniin Soomaalida iyo dunida kaleba; xildhibaan iyo wasiir hore Dowladdii KMG; suxufi asaasay wargeysyo caan-baxay; xeeldheere cilmi-baara wax bandanna ka qoray arrimaha bulshada, dhaqanba, afba iyo suugaanta: xuma-diid qoraalladiisa diiradda bu saara ba-digidda xuma-falk, ilaalinta caddaaladda bulsho iyo bu dhaqanba sharciga; waa qareen u dooda si joogto ahna isugu hawla horumarinta afka iyo hal-abuurbiisa iyo dhiirrigalinta qoraalba iyo qorayaasha.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto [email protected].