Cover of Murugo

Murugo

W.Q. Maxamed Xassan Cirro

Halka laga iibsan karo

About this Book

MURUGO waa sheeko ku saabsan wiil barbaar ah oo nolol qallafsan ku barbaaray. Wiil aan waligii arag gacaltooyadii iyo koolkoolintii carruurtu ka heli jireen waalidkood. Waalid la’aan buu ku barbaaray. Jabhadnimo iyo jeelal Muqdisho iyo Nayroobi ah buu ku qaadanayaa noloshiisa barbaarnimo. Jacayl iyo kalgacal buu u qaadayaa gabadh ay ku kulmi doonaan Nayroobi. Nolosha ayaa hadba haadaan ka tuuraysa, kolka u dambaysana ku soo tuuraysa xeebaha bari; Boosaaso. Gabadh uu gaclo

Related Books

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy