Halka laga iibsan karo
Ku saabsan Buuggan
Buuggani, oo uu ku farayaraystay Dr. Suldaan Gayare, waa mid wax badan ku soo kordhinaya taariikhda dheer iyo tan dhow ee AF-Soomaaliga. Waxa uu qoraagu buuggan ku soo bandhigay cilmibaaris, u muuqato in uu waqti badan u huray iyo ururin xog aad u fara badan oo qiima leh, oo ku saabsan taariikhda AFka iyo farta AF-Soomaaliga. Waxa kale oo uu leeyahay raadraac aad u ballaaran, una qiima badan oo ku saabsan qoraalladii si cilmiyaysan loogu sameeyay AF-Soomaaliga laga soo billaabo bartamahii qarnigii 19aad ilaa xilliga aan joogno.
Professor Cabdalla Cumar Mansuur,Af aqool iyo Cilmi- Baare Soomaaliyeed.
Buugaagta La midka ah
Magac iyo Muuqaal
Ifraah Ciyow
Magac iyo Muuqaal
Ifraah Ciyow
2024
Halka laga helo
Xoolaheena
Cabdixakiim Faarax Ceeri
2026
Halka laga helo
Xulka maansooyinka Soomaaliyeed
Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"
2024
Halka laga helo
Xusuusqorkii maalmihii noloshayda
Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"
2024
Halka laga helo
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.