Cover of Suugaantu waa dhaxal

Suugaantu waa dhaxal

W.Q. Kaltuun Maxamed X Muuse

Halka laga iibsan karo

About this Book

Buuggan loogu wanqalay 'Suugaantu Waa Dhaxal’ waa mid lagu ururiyay maahmaaho iyo odhaahyo murti badan xambaarsan oo Soomaalidu leedahay. Wuxuu bilow u yahay taxane buugaag ah oo soo bixi doona oo lagu kaydiyay maahmaahaha iyo odhaahyada xikmadda leh ee bulshada Soomaalidu xaalado kala duwan ka tidhi. Waa buug da’ walba akhirsan karto, carruur iyo cirroolaba, oo gaar ahaan da’da soo barbaaraysa ee Soomaaliyeed ka baran karto murtida afkeeda. Waa buug aad si fudud uga dhex

Related Books

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy